(Akhriso) War-mutiyeed ka soo baxay shirkii Wasiirada Amniga dowlad goboleedyada

Wasiirada Amniga ee Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada dalka ayaa war-murtiyeedkan kasoo saarey kadib shir labo maalin socdey oo maanta Kismaayo lagu soo gabo-gabeeyey. Shirkan waxaa ka qeyb galay wasiirada amniga afar dowlad goboleed oo kala ah Jubbaland oo marti loo ahaa, Galmudug, Koonfur galbeed iy Puntland, iyadoo war murtiyeedka ay soo saareen uu u qornaa … Continue reading (Akhriso) War-mutiyeed ka soo baxay shirkii Wasiirada Amniga dowlad goboleedyada